Det här kan du få hjälp med - somaliska, soomaali

2024

Habilitering & Hälsa

Habilitering

Halkan waxaad ka akhrisan kartaa waxa ay (Baxnaaninta & Caafimaadku) kaa caawin karaan adiga. Waxa laga yaabaa inaad u baahato in dhowr wax lagaa caawiyo ama hal wax oo keliya. Waxa laga yaabaa in baahiyahaagu ay isbeddelaan xilliyada kala duwan ee noloshaaada. Qoraalku wuxuu ku qoran yahay luqad fudud (akhris fudud).

Det här kan du få hjälp med, somaliska