Xakhiikhada ku saabsan ilmaha garaadka dhiman

Koriin-yarida maskaxdu xanuun kaas oo saameeysa garaadka iyo awooda qofka si ay ula qabsadaan ama u fahmaan nololshooda maalinle. Waxaa jira heerar kaladuwan ee cudurkaan garaad-yarida maskaxdu (utvecklingsstörning) leeyahay: ilaa xad qofku uusan kaligiis noolaan karin in la caawiyo ma ahane.

Xakhiikhada ku saabsan ilmaha garaadka dhiman (pdf)